Kudhowaad 200 qof oo ku geeriyootay Roob ku dhuftay dalka Pakistan

[Jowhar - Somalia] - 15/08/2025
Aug 15 (Jowhar)-Ugu yaraan 164 qof ayaa ku geeriyootay 24-kii saac ee lasoo dhaafay fatahaado ka dhashay Roob xooggan oo ku dhuftay Pakistan iyo dhulka Kashmir ee Pakistan maamusho. Ugu yaraan 30 guri ayuu burburiyay Roobka, halka diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo gurmad samaynaysay ay ku (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Somalia to begin drilling own oil in ‘coming months’
Somalia is believed to have some of the world’s largest oil reserves.
[Horseed Media] - 30/09/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galay shirka QM ee ictiraafka dowladnimada Falastiin.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ergada Soomaaliya (…)
[Horseed Media] - 23/09/2025
Ciidamada Koonfur-Galbeed iyo Alshabaab oo ku Dagaalamay Buurhakaba.
Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay duleedka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay kaas oo u dhexeeyay…
[Horseed Media] - 24/09/2025
Taliye Fardafuul oo sheegay in ciidamo ka tirsan Puntland khamriga soo galiyaan magaalada Garoowe
Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G.dhexe Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) oo faahfaahin ka bixiyay (…)
[Puntland Post] - 27/09/2025
Somaliland oo soo dhawaysay ergo nabadeed oo Badhan uga yimid Gogosha Nabadda Ceerigaabo
Ergo nabadeed oo ka soo baxay degmada Badhan iyo degaannada hoosyimaada ayaa lagu soo dhaweeyay duleedka degmada (…)
[Puntland Post] - 30/09/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |