Safiirkii hore ee Mareykan ah oo ka Digay Aqoonsiga Somaliland

[Jowhar - Somalia] - 20/08/2025
Aug 20 (Jowhar)-Safiirkii hore ee Mareykan u joogay Soomaaliya, Larry André, ayaa sheegay in aqoonsiga Somaliland oo si degdeg ah loo sameeyo uu khatar ku noqon karo xasilloonida Geeska Afrika, islamarkaana uu dhaawici karo xiriirka Mareykanka ee gobolka. André ayaa ku baaqay in Washington aysan (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland oo Eedayn u jeedisey Maareeyaha Hay’adda SODMA.
Xukuumadda Puntland ayaa ka jawaabtey hadal ka soo yeeray Maareeyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (…)
[Horseed Media] - 31/08/2025
Iran ayaa sheegtay inay burburisay shabakad ‘argagixiso' oo xiriir la leh sirdoonka Israa'iil ee Mossad
Iran ayaa sheegtay inay xirtay sideed qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin wax ay ugu yeertay (…)
[Horseed Media] - 30/08/2025
Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo laamiga dheer ka xirtay degaanka Kalabayr ee gobolka Bari
Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo mushaar la’aan ka gadoodsan ayaa saaka laamiga dheer ka xirtay (…)
[Puntland Post] - 27/08/2025
Shir ku saabsan Sugidda Amniga Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay
Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Faysal Sheikh Cali Jifo-Jabsade, oo uu wehelinayo Guddoomiye Ku-xigeenka gobolka, Mudane (…)
[Puntland Post] - 2/09/2025
Ku-simaha RW oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti.
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed (…)
[Horseed Media] - 30/08/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |