Madixii Sirdoonka Milatariga Maraykanka oo shaqadii laga eryey

[Jowhar - Somalia] - 23/08/2025
Aug 23 (Jowhar)-Xoghayaha Difaaca Maraykanka Pete Hegseth ayaa shaqada ka ceyriyay madaxii hay’adda sirdoonka ee Pentagon-ka Lt Gen Jeffery Kruse, toddobaadyo uun ka dib markii Aqalka Cad uu ka soo horjeestay warbixin qiimeyneysa saameynta duqeymaha Mareykanka. Sidoo kale, Labo kale sarkaal oo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

EACCON 2025 Conference Officially Opens in Mogadishu
Mogadishu, (SONNA) — The East African Community Conference on Economic Cooperation (EACCON 2025) officially opened (…)
[SONNA] - 7/10/2025
Safarkii Xasan Sheekh ee Kismaayo oo dib u dhac ku yimid
Wararka ayaa sheegaya in uu dib u dhac ku yimid safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud jimcaha ku tagi lahaa (…)
[Puntland Post] - 2/10/2025
DFS oo furtay 52 waddo oo xirnaa in ka badan 15 sano.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta furtay ilaa 52 waddo oo ka mid ah waddooyinka caasimadda Muqdisho,…
[Horseed Media] - 4/10/2025
Bulshada Garoowe oo quraan akhirs u samaysay Gen. Qalyare.
Siyaasiyiin, saraakiil ciidan iyo boqolaal kamid ah bulshada Magaalada Garoowe ayaa isugu yimid kulan quraan akhris…
[Horseed Media] - 30/09/2025
Al-shabaab oo lagala wareegay Awdheegle
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada AUSSOM, gaar ahaan qeybta Uganda ayaa kooxda AS kala (…)
[Puntland Post] - 4/10/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |