Mareykanka oo maraakiib Dagaal geeyay biyaha u dhow Venezuela
[Jowhar - Somalia] - 24/08/2025
Aug 24 (Jowhar) Madaxweynaha Venezuela Nicolás Maduro ayaa si adag u cambaareeyay in Maraykanku uu sadex markab dagaal uu geeyay biyaha caalamiga ah ee u dhow xeebaha Venezuela. Maduro ayaa ku tilmaamay tallaabadaas isku day sharci-darro ah oo lagu doonayo in xukunka lagaga tuuro, isagoo ku (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Mareykanka oo VISA u diiday Madaxweyna Falastiin kulanka Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa laga horjoogsaday golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay kadib (…)
[Horseed Media] - 30/08/2025
Why Trump’s diplomatic efforts fail to bring peace to Ukraine
A Fragile Dance on Frozen Ground: Inside the Biden-Trump Diplomatic Gambit to End the War in Ukraine It has been (…)
[Jowhar] - 24/08/2025
Gudoomiyaha Baarlamaanka W Bari “Dhulka maqan waan soo ceshenaynaa”
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maamulka Waqooyi-bari Soomaaliya Dr Aadan Cabdullaahi ayaa sheegay in dhul (…)
[Horseed Media] - 24/08/2025
Xasan Sheekh oo Ogolaaday in lagu laabto Teendhada Afisyooni.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta heshiis la gaaray xubno ka mid ah garabkii ka…
[Horseed Media] - 25/08/2025
Puntland: Maraykanka oo shaaciyay in uu hawlgal qorshaysan la beegsaday hoggaanka Daacish
Dowladda Maraykanka oo bayaan rasmi ah soo saartay ayaa ka warbixisay hawlgal duqeymo ah, oo ay Todobaadkan ka (…)
[Puntland Post] - 26/08/2025