Kenya oo Shan Shabaab ah ku dishay kaymaha Boni
[Jowhar - Somalia] - 27/08/2025
Aug 27 (Jowhar)Ciidamada Kenya ayaa sheegay inay dileen shan dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab halka kuwo kale ay baxsadeen iyagoo dhaawacyo qaba, arrintan waxey dhacday howlgal ka dhacay kaymaha Boni ee bariga dalkaasi. War kasoo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in ciidanku ay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Ciidamada Puntland oo Daacish ka qabtay agab casri ah oo loo isticmaalo macdan baaris
Saraakiil ka tirsan Hawlgalka Calmiskaad ayaa xaqiijiyay in ciidamada difaaca Puntland in ay heleen agab loo (…)
[Puntland Post] - 29/08/2025
RW Xamsa oo booqday xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong, Ningxia
Aug 27 (Jowhar)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa (…)
[Jowhar] - 27/08/2025
Live update: Netanyahu dismisses famine report as ‘falsehood’
Amidst Alarming Famine Reports, Netanyahu Labels Crisis Claims ‘A Lie’—What’s Really Unfolding in the Middle East? (…)
[Jowhar] - 23/08/2025
Ciidanka FBI oo galay Guriga John Bolton
Washington – Ciidanka FBI ee Maraykanka ayaa galay guriga John Boltonn, oo mar ahaa La Taliyaha Amniga Qaranka ee (…)
[Puntland Post] - 23/08/2025
Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar
Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi,ayaa xarunta wasaaradda ku (…)
[Horseed Media] - 31/08/2025