Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay toogasho ka dhacay Minneapolis
[Jowhar - Somalia] - 27/08/2025
Aug 27 (Jowhar) Laba carruur ah ayaa geeriyootay kadib toogasho ka dhacday iskuulka Annunciation Catholic School ee magaalada Minneapolis. Taliyaha booliska Minneapolis, Brian O’Hara, ayaa sheegay in ninka weerarka geystay oo watay qori weyn uu rasaas ooda uga qaaday dad ku sugnaa kaniisadda (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Deni iyo Swan oo Shan qodob uga wada hadlay Boosaaso
Aug 26 (Jowhar)Madaxweynaha maamulka Puntland Said Abdullahi Deni ayaa maanta qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee (…)
[Jowhar] - 26/08/2025
Taliye Cabdi Madoobe oo eedayn u jeediyey maamulka Somaliland.
Taliye Cabdi Madoobe oo katirsan saraakiisha ciidanka maamulka Waqooyi Bari Somalia tababar ugu soo xiray boqolaal…
[Horseed Media] - 25/08/2025
Xukuumadda Puntland oo mamnuucday jillaabashada, iibinta iyo dhoofinta Aargoosatada
Xukuumadda Puntland oo go’aan rasmi ah soo saartay ayaa dhammaan kalluumeysada ka mamnuucday jillaabashada, iibinta (…)
[Puntland Post] - 28/08/2025
Head of UN Nuclear Agency Announces Inspectors Have Returned to Iran
Inside the Return: UN Inspectors Step Back into Iran Amid Nuclear Tensions Imagine a scene charged with decades of (…)
[Jowhar] - 27/08/2025
Somalia no longer governed by law, only by president’s will: MP
Prominent opposition figure and Member of Parliament Abdirahman Abdishakur has accused Somali President Hassan (…)
[Horseed Media] - 24/08/2025