Dowladda Soomaaliya oo dib u qiimeyn ku sameysay mashaariicda ka socota dalka

[Horseed Media - Somalia] - 29/08/2025
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cimi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gunaanaday kulan shan cisho ah oo ku saabsanaa dib u qiimeynta mashaariicda horumarineed ee laga fuliyo caasimadda dalka iyo (…)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Jabuutaawi oo shaaciyey sababta looga reebay doorashadii maamulka Waqooyi Bari.
Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdiraxmaan Carraale (Jabuutaawi), ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray doorashadii maamulka (…)
[Horseed Media] - 29/08/2025
Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo laamiga dheer ka xirtay degaanka Kalabayr ee gobolka Bari
Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo mushaar la’aan ka gadoodsan ayaa saaka laamiga dheer ka xirtay (…)
[Puntland Post] - 27/08/2025
Israa’iil oo duqeysay isbitaal Nasser ee Gaza, halkaas oo ay ku dishay 5 Suxufi iyo 19 qof oo kale
Shan wariye, oo uu ku jiro sawir qaadihii Aljazeera Mohammad Salama, ayaa kamid ahaa 20 qof…
[Horseed Media] - 25/08/2025
Shir ku saabsan hannaanka Maaliyadda Cimilada Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho
Aug 28 (Jowhar)-Kulan Aqoon-isweydaarsiga Qaranka oo ku saabsan Tijaabada Maaliyadda Cimilada Soomaaliya iyo (…)
[Jowhar] - 28/08/2025
Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo yeeshay wadahadal khadka Tilifoonka ah
Aug 24 (Jowhar) Warar hoose oo aan helay ayaa sheegaya in khadka telefoonka ay ku wada hadleen Madaxweyne Xasan (…)
[Jowhar] - 24/08/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |