Austria oo dalkeeda ka musaafurisay laba muwaadin oo Soomaali ah
[Jowhar - Somalia] - 4/09/2025
Sep 04(Jowhar)-Iyadoo dalalka Yurub ay qaarkood bilaabeen inay dib u celiyaan Soomaalida ayaa markii ugu horeysay muddo 20 sano ah dowladda Austria. Waxay dalkeeda ka masaafurisay labo nin oo ka soo jeeda Soomaaliya sida ay sheegtay wasaarada arrimaha gudaha dalkaasi. Labada nin ayaa laga (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Munaasabad kulminaysa muxaafidka iyo muraacidka Soomaaliya oo ka dhacaysa Jabuuti
Magaalada Carta ee dalka Jabuuti waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad weyn oo lagu xusayo shirkii Soomaalida ee (…)
[Puntland Post] - 30/10/2025
Suldaan Siciid Cabdisalaan oo gaarey Magaalada Ceerigaabo.
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan iyo wafdi dhaqameed uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaarey Magaalada Ceerigaabo ee (…)
[Horseed Media] - 21/10/2025
Ilhan oo ku cambaareysay Imaaraadka Xasuuq Suudaan ka socda
Xildhibaanad Ilhan Omar oo ka tirsan Golaha Wakiillada ee dalka Maraykanka ayaa ku sheegtay qoraal ay…
[Horseed Media] - 30/10/2025
Islaan Ciise Islaan Maxamed oo si adag ula hadlay golayaasha dowladda Puntland.
Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah isimada dhaqanka deegaamada Puntland ayaa khudbad uu ka jeediyey…
[Horseed Media] - 25/10/2025
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada Ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, (…)
[Horseed Media] - 23/10/2025

