Masar oo wacad ku martay inay xannibi doonto barakicinta Falastiiniyiinta Gaza
[Horseed Media - Somalia] - 5/09/2025
Masar ayaa Jimcihii sheegtay in aysan u dulqaadan doonin barakicinta ballaaran ee lagu hayo Falastiiniyiinta iyo xasuuqa, iyadoo sii wada dhaleeceynta ay u jeedineyso duulaanka Israel ee Gaza iyadoo kumannaan qof oo ku nool magaalada Gaza ay ka dhaga adeygeen amarrada Israel ee ah inay ka baxaan.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Degaan ka tirsan Puntland oo laga bara-kacay kaddib markii guud ahaan bacaad liqay
Degaanka Kulub oo ka tirsan degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa gebi ahaan bacaad liqay, taasi oo keentay in ay… (…)
[Puntland Post] - 4/09/2025
North East State of Somalia Elects Abdulkadir Aw Ali as President
Laascaanood (PP News Desk) — In a heavily contested election in Laascaanood, Members of Parliament of the North East (…)
[Puntland Post] - 31/08/2025
Giorgio Armani oo nashqadeeyay dharka talyaaniga ayaa geeriyooday isagoo 91 jir ah
Sept 04 (Jowhar)-Naqshadeeye Giorgio Armani, oo gacan ka geystay in Talyaanigu safka hore kaga jiro moodada caalamka (…)
[Jowhar] - 4/09/2025
“We’re Moving In” – Trump Promises to Deploy Troops to Chicago
When the Nation’s Heartbeat Meets the Echo of Boots: Chicago on the Brink Chicago is no stranger to drama — from (…)
[Jowhar] - 3/09/2025
China: Xi oo kormeeray dhoola-tus milatari oo ballaaran oo ay ka qeyb-galeen Putin iyo Kim Jong Un
Shiinaha oo soo bandhigay dhoolatus milateri balaaran oo ka dhacay magaalada Beijing si ay u xusaan 80 sano kadib (…)
[Horseed Media] - 3/09/2025