Ruushka oo weerar culus ku qaaday caasimada Ukriane ee Kyiv

[Jowhar - Somalia] - 7/09/2025
Sep 07(Jowhar)-Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay dhowr iyo toban kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar habeeninmo oo uu Ruushka ka geystay caasimadda Ukraine ee Kyiv. Booliiska Ukraine ayaa sheegay in labada qof ee meydadkooda laga helay goobtii weerarka ka dhacay degmada Svyatoshynsky ee Kyiv ay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Xisbiga SINCAD oo soo dhaweeyay baaqii isimada dhaqanka ee gobolka Bari
Xisbiga SINCAD ayaa noqday xisbigii ugu horreeyay ee si rasmi ah uga hadlay baaqii ay dhawaan…
[Horseed Media] - 26/10/2025
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay saameynta dhaqaale ee xiritaanka USAID
Nov 22(Jowhar)-Joojinta taageerdii Hay’adda USAID horraantii sanadkan ayaa si weyn u saameyaay dhaqaalaha Soomaaliya (…)
[Jowhar] - 22/10/2025
Agaasimihii PDRC Cali Faarax oo Garoowe Aas-qaran loogu sameeyey.
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebiley, xubno katirsan golayaasha dowladda iyo (…)
[Horseed Media] - 22/10/2025
Mucaaradka oo ku kala qeybsan hannaanka looga jawaabayo muddo kordhinta
Nov 23(Jowhar)-Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ku kala qeybsan muddo kordhinta ay raadineysa Villa (…)
[Jowhar] - 23/10/2025
Madaxweyne Xasan oo kormeeray xarunta Hay’adda Socdaalka.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray oo booqday xarunta dhexe ee (…)
[Horseed Media] - 25/10/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |