Shir looga hadlayo weerarkii Israel ee Qatar oo Doxa ka furmaya iyo Soomaaliya oo ka qeyb galeyso

[Jowhar - Somalia] - 14/09/2025
Sep 14(Jowhar)-Magaalada Dooxa ee caasimadda Qadar waxaa maanta ka furmaya shir-wadaagga gogol-xaarka ah ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka xubnaha ka ah ururrada Jaamacadda Carabta iyo Iskaashiga Islaamka, oo ujeedkiisu daaranyahay isku-duwidda mowqifyada iyo dejinta ajandaha (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Baarlamaanka Puntland oo buuxiyay xubintii uu baneeyay Abwaan
Axmed Jaamac Maxamed Idiris ayaa si rasmi ah u noqday mudane ka tirsan Baarlamaanka Puntland, kadib markii uu (…)
[Puntland Post] - 29/10/2025
Madaxweyne Lugatoor oo la kulmay Gen. Fu’aad Xanaano
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xafiiskiisa Garowe kula kulmay Gen. Fu’aad Xanaano oo (…)
[Puntland Post] - 23/10/2025
Defense Minister Opens Crisis Communications Training to Unify Government Messaging
MOGADISHU (SONNA) – The Minister of Defense, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today opened a one-day national crisis (…)
[SONNA] - 22/10/2025
Maleeshiyaadka RSF oo boqolaal rayid ah ku dishay Isbitaalka El-Fasher
Nov 30(Jowhar)-Maleeshiyaadka Rapid Support Forces (RSF) ayaa lagu soo warramay inay boqolaal rayid ah ku dileen (…)
[Jowhar] - 30/10/2025
Ciidanka Puntland oo qabtay rag raashin u wadey firxadka Daacish.
Ciidamada difaaca Puntland oo howlgal ka sameeyey togga Baallade ee duleedka magalada Bosaaso ayaa gacanta ku…
[Horseed Media] - 22/10/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |