Madaxweyne Xasan oo caawa ka dagay magaalada Doxa

[Jowhar - Somalia] - 14/09/2025
Sep 14(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaaray magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qadar. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qaybgalaya Shirwaynaha Dalalka Islaamka iyo Carabta oo ay isugu imanayaan hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka. (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Baarlamaanka Puntland oo buuxiyay xubintii uu baneeyay Abwaan
Axmed Jaamac Maxamed Idiris ayaa si rasmi ah u noqday mudane ka tirsan Baarlamaanka Puntland, kadib markii uu (…)
[Puntland Post] - 29/10/2025
Wariye sare Cabdi casiis Golf oo loo magacaabay Agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya
Nov 27(Jowhar)-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday isbeddel maamul oo lagu (…)
[Jowhar] - 27/10/2025
Cabdi rashiid Janan iyo Gudoomiyaha gobolka Gedo oo looga yeeray magaalada Muqdisho
Nov 27(Jowhar)-Taliyaha Nabad Sugidda Gobolka Gedo, Cabdirashiid Cabdi Nuur, ayaa maanta usoo ambabaxay magaalada (…)
[Jowhar] - 27/10/2025
UNIFIL: Israeli Forces Involved in Grenade Attack on Lebanon Peacekeepers
Under the Drone’s Shadow: Peacekeepers Caught Between Fire in Southern Lebanon There is a particular hush that hangs (…)
[Jowhar] - 27/10/2025
Xamsa: “Turkigu waa saaxiib dhab ah oo garab istaagay Soomaaliya”
Munaasabadda lagu xusayay sanadguurada 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay xarunta safaaradda (…)
[Horseed Media] - 29/10/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |