kooxda Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku gashay xarunta NISA ee Godka Jilicow

[Jowhar - Somalia] - 4/10/2025
Nov 04(Jowhar)-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo ka dhaceen gudaha godka Jilicow oo ah goobta laga maamulo amniga caasumada & gobalada Shabeelooyinka. Goobtan ayaa ku dhaw Aqalka Madaxtooyada ee Soomaaliya, waxaana baabuurta lagu galay ay wateen astaanta (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Khilaaf ka dhex qarxay Xisbiga Madaxweyne Xasan kadib markii lagu dhawaaqay musharraxa Duqa Muqdisho
Nov 12(Jowhar)-Wararka naga soo gaaraya caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya inuu khilaaf siyaasadeed oo xooggan uu (…)
[Jowhar] - 12/11/2025
Xildhibaanada Waqooyi Bari oo codka kalsoonida siiyey wasiiradda cusub.
Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari ayaa maanta ansixiyey Golaha Wasiirrada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay (…)
[Horseed Media] - 15/11/2025
PM Hamza chairs a meeting reviewing the final preparations for the local elections
Mogadishu (SONNA) — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre chaired a (…)
[SONNA] - 18/11/2025
Mareykanka oo sheegay in Nidaamkii E-Visa ee Soomaaliya la jabsaday
Nov 14(Jowhar)- Safaarada Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in la jabsaday nidaamkii elektarooniga ahaa (…)
[Jowhar] - 14/11/2025
Puntland oo dacwad ka gudbinaysa sanduuq ay dhaqaale ku ururinayso DFS.
Xukuumadda Puntland ayaa ku gooddisey inay caalamka u gudbin doonto dacwad ka dhan ah sanduuqa dhaqaale…
[Horseed Media] - 10/11/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |