Shirweynaha urur goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo lagu soo gabogabeeyay Muqdisho
[Jowhar - Somalia] - 9/10/2025
Nov 09(Jowhar)- Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo xiray Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025), kaas oo muddo laba maalmood ah (7–8 Oktoobar) ka socday caasimadda dalka, iyadoo ay kasoo qayb galeen madax sare oo heer gobol iyo heer qaran ah, khubaro, ganacsato, iyo wakiillo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Wada-hadaladii Xasan iyo Axmed Madoobe oo la isku mari la’yahay
Nov 05(Jowhar)-Ilo ku dhow dhow wada hadalada Kismaayo ee u dhaxeeya Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh iyo Madaxwynaha (…)
[Jowhar] - 5/10/2025
UK: Booliiska oo shaaciyey xogta ninkii geystay weerarkii Macbadka Yahuuda ee Manchester
Booliska ayaa xaqiijiyay fiidnimadii Khamiista in nin gaari ku jiiray dad ku sugnaa bannaanka macbad mashquul badan (…)
[Horseed Media] - 3/10/2025
Donald Trump oo ku dhawaaqay heshiis laga gaarey colaadda Gaza.
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday in wajiga 1aad ee wada-xaajoodyada nabadda marinka…
[Horseed Media] - 9/10/2025
Dwindling jobs for refugee women as Dadaab’s camp economy shrinks
(ERGO) – In the two years that she has lived in Dadaab refugee camps, Halimo Ali Mohamed had been managing to (…)
[WardheerNews] - 5/10/2025
Wada-hadaladii Kismaayo oo burburay iyo madaxweyne Xasan oo kasoo duulay
Nov 06(Jowhar)-Wafdigii Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow ka soo ambabaxay Kismaayo, iyadoo uu soo sagootiyay (…)
[Jowhar] - 6/10/2025