Madaxweyne Cagjar oo shaaciyay saamiha DDS ee dakhkiga shidaalka deegaanka laga soo saarayo
[Jowhar - Somalia] - 14/10/2025
Nov 14(Jowhar)-Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in Soomaalida deegaankaasi ay heli doonaan boqolkiiba 50 (50%) dakhliga ka soo xarooda shidaalka laga soo saaro gudaha deegaanka. Madaxweyne Mustafe oo ka hadlayay munaasabadda xuska (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo awaamiir ka soo saartay xoolaha laga dhoofiyo dekedeheeda.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda xanaanada xoolaha dowladda Puntland ayaa joojisay in guud ahaanba dekedaha iyo…
[Horseed Media] - 9/10/2025
Itoobiya oo dhexdhexaadinaysa Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee (…)
[Puntland Post] - 12/10/2025
Xasan Sheekh oo golaha wasiirrada kala hadlay doorashada lagu muransan yahay iyo qodobo kale
Madaxweynaha dowdda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee (…)
[Puntland Post] - 16/10/2025
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey saddex heshiis
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu (…)
[Puntland Post] - 9/10/2025
Dabbaal-degyo ka socda gudaha Gaza iyo Israel kadib iswaydaarsigii Maxaabiista.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in la aqbalay ducadii Malaayiinta qof ee nabadda Gaza, ka…
[Horseed Media] - 14/10/2025