Gudoomiye Mursal iyo xildhibaano la socday oo loo diiday iney u safraan Baydbao iyo xiisad taagan
[Jowhar - Somalia] - 21/10/2025
Nov 21(Jowhar)-Gudoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Mursal iyo wafdi xildhibaano ah uu hoggaaminayay ayaa maanta laga hor-istaagay safar ah doonayeen iney ku tagaan magaalada Baydhabo. Sida xoguhu tilmaamayaan, Mursal iyo xubnaha la socday waxaa diiday iney qaadaan diyaaradaha taga (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Reer Sanaag oo magdhaw ka dalbaday dilkii Caaqil Cumar Cabdullaahi.
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, cuqaasha iyo qaybaha kala duwan ee gobolka Sanaag ayaa magdhaw ka dalbaday…
[Horseed Media] - 11/12/2025
Israel Announces Establishing Relations with Somalia for the First Time
JERUSALEM/MOGADISHU (SD) – Israel has announced for the first time that it has initiated a specific relationship (…)
[Somali Dispatch] - 12/12/2025
Trump revives slur while discussing immigrants from Somalia and other ‘disgusting’ nations
By Alexandra Marquez, NBC News President Donald Trump on Tuesday denigrated immigrants from “shithole countries,” (…)
[WardheerNews] - 11/12/2025
Hawlgalkii Qaramada Midoobay ee Ciraaq oo Albaabada loo laabay
Dec 13(Jowhar)-Kaddib in ka badan labaatan sano oo Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Ciraaq (UNAMI) uu la (…)
[Jowhar] - 13/12/2025
Puntland oo amar ku bixisay in la soo qabto Jaamac Jidgooye oo ku eedaysan hubayn bulsho.
Xafiiska xeer ilaalinta guud ee Puntland oo tix-raacaya amar ka soo baxay maamulka gobolka Raas-casayr ee…
[Horseed Media] - 13/12/2025

