Muslimkii u horeeyay oo ku guuleystay duqa magaalada New York

[Jowhar - Somalia] - 5/11/2025
Nov 05(Jowhar)-Musharraxa xisbiga Dimuquraadiga Zahran Mamadaani, ayaa ku guuleystay doorashada jagada duqa magaalada New York ee Mareykanka. Waxa uu ka guuleystay Andrew Cuomo oo xisbiga Jamhuuriga ka socday, taageero xoogganna ka helayay madaxweyne Trump. Zohran Mamdani oo 34 jir ah wuxu (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Cabdi rashiid Janan iyo Gudoomiyaha gobolka Gedo oo looga yeeray magaalada Muqdisho
Nov 27(Jowhar)-Taliyaha Nabad Sugidda Gobolka Gedo, Cabdirashiid Cabdi Nuur, ayaa maanta usoo ambabaxay magaalada (…)
[Jowhar] - 27/10/2025
Mogadishu Mayor Chairs Strategic Meeting to Strengthen Capital’s Security
MOGADISHU (SONNA) – The Governor of the Banaadir Region and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (…)
[SONNA] - 28/10/2025
Hoggaamiyayaasha Masar iyo Eritrea oo kulan ku yeeshay Qahira.
Madaxweynaha Eritariya, Isaayaas Afewerki ayaa Khamiistii gaarey Magaalada Qahira ee xarunta dalka Masar, oo ay uga…
[Horseed Media] - 31/10/2025
Taliyaha Booliska Puntland “Cid kasta oo hubaysan tallaabo ayaa laga qaadi doonaa”
Taliyaha Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadayaan cid kasta oo…
[Horseed Media] - 1er/11/2025
Somalia’s Ambassador to China Delivers Opening Remarks at the 2025 Forum on China–Africa Legal Communication and Cooperation
Jinhua, (SONNA) — The Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the People’s Republic of China, H.E. Dr. (…)
[SONNA] - 4/11/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |