Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay caasimadda Pakistan ee Islamabad
[Jowhar - Somalia] - 11/11/2025
Nov 11(Jowhar)-Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay, halka tiro kale ay ku dhaawacmeen qarax xooggan oo ka dhacay bannaanka dhismaha maxkamad ku taalla magaalada Islamabad, sida ay xaqiijiyeen booliska Pakistan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qaraxu uu dhacay xilli dad badan ay isugu (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Xildhibbannada iyo senatarrada Somaliland oo soo jeediyay in loo wada hadlo Waqooyi-Koonfur
Muqdisho (Wararka PP) — Xildhibaannada iyo senatarrada maamulka Somaliland uga mid ah hay’adha federaalka ayaa soo (…)
[Puntland Post] - 1er/01/2026
Dhuusamareeb oo kulmisay siyaasiyiin ku kala aragti duwan xaalka dalka.
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa martigelisey shir heerkiisu sarreeyo oo ay isugu yimaadeen (…)
[Horseed Media] - 31/12/2025
Maraykanka oo qabtay madaxweynaha Venezuela iyo xaaskiisa
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku uu fuliyay weerar qorsheysan oo ka dhan ah dalka Venezuela, kaas (…)
[Puntland Post] - 3/01/2026
Madaxweyne Xasan oo shaaciyay Saddex arrin oo Israel kaga bedelatay Somaliland Aqoonsiga
Dec 31(Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo bandhiggay Saddex dalab oo ay Israel ka (…)
[Jowhar] - 31/12/2025
EAST AFRICAN COMMUNITY REAFFIRMS THE UNITY AND TERRITORIAL INTEGRITY OF SOMALIA
The East African Community (EAC) recognises the Federal Republic of Somalia as a single sovereign state under the (…)
[SONNA] - 28/12/2025

