Syria oo ku biireysa isbaheysiga lagula dagaalamayo kooxda Daacish
[Jowhar - Somalia] - 11/11/2025
Nov 11(Jowhar)-Maraykanka ayaa sheegay in Syria ay ku biirayso isbahaysiga caalamiga ah ee looga adkaanayo kooxda Daacish, isla markaana ay dib u bilaabayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Washington. Tani ayaa waxay ku soo beegantay wadahadallo ka dhacay Aqalka Cad, oo dhex maray (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Joshua discharged from Nigerian hospital after surviving serious car crash
A sudden collision on a familiar road: When the headlines became a personal grief It was the kind of story that (…)
[Jowhar] - 1er/01/2026
DFS oo ka hadashay dagaal ka dhacay deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka, ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyaad katirsan kooxda Alshabaab ku soo…
[Horseed Media] - 2/01/2026
Somali child care providers report vandalism, threats after viral fraud video
When manager Nasrulah Mohamed got to Nokomis Day Care Center at 6 a.m. on Tuesday, he saw destruction. Mohamed says (…)
[WardheerNews] - 31/12/2025
Erdogan: Go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga Somaliland waa sharci darro, aan la aqbali karin!
Go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga Somaliland waa mid sharci darro ah oo aan la aqbali karin, ayuu…
[Horseed Media] - 30/12/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay mucaaradka iyo xildhibaannada Waqooyi
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan la qaatay Madasha Samatabixinta (…)
[Puntland Post] - 27/12/2025

