Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed
[Jowhar - Somalia] - 22/11/2025
Nov 22(Jowhar)-Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn looga xusay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed, iyadoo munaasabadda weyn ay ka Socoto Garoonka Cayaaraha Muqdisho, halkaas oo ay isugu tageen boqolaal arday oo ka kala socday iskuullo dalka ka jira. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kulmay
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Jabuuti ayaa la kulmay (…)
[Puntland Post] - 29/12/2025
Madaxweynihii Venezuela Maduro oo su’aalo lagu weydiinayo magaalada New York
Maduro iyo xaaskiisa waxaa afduubtay ciidamada Mareykanka waxaana loo qaaday xarun xabsi oo ku taal magaalada New (…)
[Horseed Media] - 4/01/2026
Maraykanka oo qabtay madaxweynaha Venezuela iyo xaaskiisa
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku uu fuliyay weerar qorsheysan oo ka dhan ah dalka Venezuela, kaas (…)
[Puntland Post] - 3/01/2026
Liibiya oo aas qaran u samaysay taliyaha ciidamada oo lagu aasay Misrata
Kadib maalmo baroordiiq ah, Liibiya waxay aas qaran u sameysay taliyihii ciidamada, Jeneraal Maxamed Al-Xaddaad, iyo (…)
[Horseed Media] - 28/12/2025
Booliska Somalia oo beeniyey in maandooriye laga soo dejiyey dekedda Muqdisho.
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa beeniyey eedayn ka soo yeertay taliyihii hore ee saldhigga dekedda (…)
[Horseed Media] - 3/01/2026

