Puntland: Qofkii kaarka NIRA lagu arko waa xarig
[Puntland Post - Somalia] - 25/11/2025
Puntland ayaa cadow Al-shabaab ah ku tilmaantay qofkii lagu arko kaarta aqoonsiga qaranka ee ay bixiso hay’adda NIRA. Wasiirka warfaafinta… Sii akhri The post Puntland: Qofkii kaarka NIRA lagu arko waa xarig appeared first on Puntland Post.
... Article published by "Puntland Post" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Mareykanka oo go’aamiyay duullaan deg deg ah oo lagu qaado wadanka Iran
Jan 11(Jowhar)-Madaxweyne Trump ayaa loo gudbiyey Noocyada weeraro lagu qaado dalka Iran, kuwaas oo lagu doonayo in (…)
[Jowhar] - 11/01/2026
Taliye Muumin oo ka haday maleeshiyada haysata xarunta degmada Gaalkacyo
Taliyaha Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay in 22-ka bishan ay magaalada Gaalkacyo urari doonaan (…)
[Puntland Post] - 11/01/2026
Maxay Jubaland ka tiri go’aanka dowladda federaalka?
Dowladda Jubaland ayaa si adag uga hor timid go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ku buriyay dhammaan (…)
[Puntland Post] - 13/01/2026
Madaxweyne Deni oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayo aqoonsigii Somaliland.
Aqalka Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ayaa saaka markii ugu horraysay waxaa ka furmay shir looga…
[Horseed Media] - 7/01/2026
Kulan looga hadlay amniga Mudug oo dhacay Garowe
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa magaalada Garowe kulan ku saabsan wada shaqeyn kula (…)
[Puntland Post] - 15/01/2026

