Sen. Xuseen Sheekh oo shaaciyay inuu yahay musharax u taagay xilka madaxweynaha Koofur Galbeed

[Jowhar - Somalia] - 1er/12/2025
Dec 01(Jowhar)-Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan xubnaha sare ee Xisbiga Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xuseen Sheekh oo hadlay ayaa sheegay in uu diyaar u yahay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Ethiopia’s spy chief visits Somalia amid Horn of Africa tensions: Report
Redwan Hussein brings message from Ethiopian prime minister to Somali president, local media report.
[Horseed Media] - 14/01/2026
Madaxweynaha Somalia oo booqasho rasmi ah ku tegeya dalka Shiinaha.
Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu booqasho rasmi ah…
[Horseed Media] - 12/01/2026
Booliska Somalia oo ka hadlay shaqaaqo ka dhacday Magaalada Muqdisho.
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in shalay…
[Horseed Media] - 7/01/2026
Madaxweyne Deni oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayo aqoonsigii Somaliland.
Aqalka Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ayaa saaka markii ugu horraysay waxaa ka furmay shir looga…
[Horseed Media] - 7/01/2026
DP World oo ku dhawaaqday in go’aankii DFS uusan qusayn shaqooyinkeeda.
Shirkadda ganacsiga DP World ee gacanta ku haysa dekedaha Magaalooyinka Berbera iyo Boosaaso ayaa si cad…
[Horseed Media] - 13/01/2026

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |