Wasaaradda Caafimaadka oo Magacaawday Xubnaha Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

[Jowhar - Somalia] - 2/12/2025
Dec 02(Jowhar)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta shaacisay magacaabista 15 xubnood oo ka mid noqonaya Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (GMQ). Xubnahan cusub oo ka kooban aqoonyahanno, dhakhaatiir iyo khubaro caafimaad oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee dalka (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Wasiir ka tirsan dowladda Sweden oo Muqdisho yimid
Wasiirka iskaashiga horumarinta caalamiga ah iyo ganacsiga dibadda ee dowladda Sweden Mr. Benjamin Dousa iyo wafdi (…)
[Puntland Post] - 15/12/2025
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo booqday dhismaha wadada Ceeldaahir–Ceerigaabo
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa booqday deegaan Rad ee gobolka Sanaag oo ka mid ah meelaha uu gaaray mashruuca (…)
[Puntland Post] - 6/12/2025
Khilaaf Ka Dhashey Casuumaadda Farmaajo oo Halis Geliyay Shirka mucaaradka ee Kismaayo
Dec 06(Jowhar)-Xog hoose oo la helay ayaa muujinaysa in Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu si cad u diiday ka (…)
[Jowhar] - 6/12/2025
Puntland oo waaran u jartay taliye hore oo ku sugan Raascasayr
Puntland ayaa waaran soo qabasho ah u jartay taliyihii hore ee howlgalinta ciidamada PMPF ee gobolka Raascasayr (…)
[Puntland Post] - 13/12/2025
The Problem With Iftin Abdi Nor Iftin’s Immigration Advice
The writer of this article is an attorney in Minnesota Minnesota (Opinion) — Many Somalis have been unnerved by (…)
[Puntland Post] - 13/12/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |