Maduro;”Waxaan ahay Madaxweynaha dalkeyga mana gelin wax dambi ah”
[Jowhar - Somalia] - 5/01/2026
Jan 05(Jowhar)Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Venezuela Nicolas Maduro ayaa iska fogeeyay dambiga lagu soo oogay ee ah ka ganacsi muqaadaraad iyo haysasho hub kadib markii uu ka soo muuqday maxkamad ku taal magaalada New York ee dalka Maraykanka. Maduro, oo 63 jir ah, ayaa maxkamada (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo ka soo horjeensatay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland
Xukuumadda Puntland ayaa shan maalmood kaddib ka soo horjeensatay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay maamulka (…)
[Puntland Post] - 1er/01/2026
Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif?
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan la qaatay madaxweyne hore Sheekh (…)
[Puntland Post] - 5/01/2026
Puntland oo kumanaan askari ku diyaarinaysa gobolka Sanaag.
Bulshada deegaanka Cawsane ee gobolka Sanaag ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey saraakiisha hoggaaminaysa (…)
[Horseed Media] - 3/01/2026
Madaxweyne Xasan oo deg deg u gaaray guriga Shariif Sheekh Axmed iyo kulan socda
Jan 04(Jowhar)-Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka daganyahay (…)
[Jowhar] - 4/01/2026
Markab kalluumaysi oo lagu afduubtay xeebaha Bari ee Puntland.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay koox hubaysani deegaan xeebeedka Kulule ee degmada…
[Horseed Media] - 1er/01/2026

