Warqada Israa’iil ama Netanyahu qoray laguma kala goyn karo dalka- Madaxweyne Xasan Shiikh (Video)
[Horseed Media - Somalia] - 8/01/2026
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo caawa khudbad soo jeediyey ayaa sheegay in Israa'iil ay go'adoon tahay, isla markaana Netnayahu uu yahay nin caalamka eedaysane ka ah, warqad ay qoreena aan lagu kala goyn karin wadanka Soomaaliya.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dowladda Yemen oo dib ula wareegtay magaalada Mukalla
Dowladda Yemen ee ay taageerto Sacuudiga oo uu caalamku aqoonsan yahay, ayaa Sabtidii sheegtay inay dib ula (…)
[Horseed Media] - 3/01/2026
Hirgelinta Sharciga Kaarka Aqoonsiga ee Safarada Gudaha oo dib loo dhigay
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta (…)
[Horseed Media] - 1er/01/2026
Howlgal ka dhacay degmada Jilib ee xarunta Al-shabaab
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay howlgal cusus ka fulisay degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, halkaas oo (…)
[Puntland Post] - 4/01/2026
Dowladda Somalia oo baaraysa diyaarado baxsad ah oo adeegsadey hawadeeda.
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku (…)
[Horseed Media] - 8/01/2026
Possible Israeli Outpost in Northern Somalia Leaves Ethiopia Strategically Diminished
Addis Ababa (PP Editorial) — Two years ago, Ethiopia’s Prime Minister, Abiy Ahmed, was criticised for signing a (…)
[Puntland Post] - 7/01/2026

