Iran oo sheegtay inay diyaar u tahay tallaabo kasta oo uu qaado Trump
[Horseed Media - Somalia] - 13/01/2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Abbas Araghchi ayaa u sheegay Al Jazeera: Haddii Washington ay rabto inay tijaabiso ikhtiyaarka milatari ee ay hore u tijaabisay, diyaar baa u nahay.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland iyo Jubaland oo si isku-mid ah u diiday go’aanka DF ay ku laashay heshiisyadii Imaaraatka
Jan 13(Jowhar)-Maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa si isku-mid ah u diidday go’aanka Xukuumadda Soomaaliya ee ah in (…)
[Jowhar] - 13/01/2026
Sacuudiga oo sheegay in hogaamiyaha STC ee Yemen u baxsaday Imaaraadka isagoo sii maray Somaliland iyo Muqdisho
Hoggaamiyaha gooni-u-goosadka Yemen ayaa doon u raacay Berbera ka dibna wuxuu raacay diyaarad u duushay Abu Dhabi oo (…)
[Horseed Media] - 8/01/2026
Madaxweyne Deni oo la kulmay xildhibaanada Puntland & kuwa DFS.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyaas (…)
[Horseed Media] - 8/01/2026
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay dhalinyarada Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada kullan kula qaatay Dhallinyarada (…)
[Horseed Media] - 12/01/2026
Sucuudiga oo ka faa’iidaysanaya hoos u dhaca xiriirka Somalia & Imaradka.
Boqortooyada Sucuudiga oo ka faa’iidaysanaysa hoos u dhaca xiriirka diblumaasiyadeed ee ka dhexeeya Somalia iyo (…)
[Horseed Media] - 11/01/2026

