Thailand: Ugu yaraan 28 qof oo ku dhintay wiish ku dhacay tareen
[Horseed Media - Somalia] - 14/01/2026
Tareenka, oo ka soo safray Bangkok una socda waqooyi-bari Thailand, ayaa shilka galay kadib markii uu wiish dhisme uu ku dhacay.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxda Puntland oo la shiray qaar kamid ah bulshada rayidka ah.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyaas (…)
[Horseed Media] - 7/01/2026
Media watchdog condemns Israel’s Gaza reporting ban, urges restored access
Locked Out: How Journalists Are Battling for a Right to Witness in Gaza On a grey morning in Jerusalem, a small (…)
[Jowhar] - 6/01/2026
Booliska Soomaaliya oo ka hadlay arrinta Deyniile
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay shaqaaqo shalay ka dhacday degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, taas oo (…)
[Puntland Post] - 7/01/2026
DFS oo awaamiir ku soo rogtey muwaadiniinta u socda Xajka.
Xukuumadda federalka ah ee Somalia ayaa ku soo rogtey dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka soo cumraysanaya…
[Horseed Media] - 7/01/2026
Burkina Faso oo fashilisay afgembi lala damacsanaa Madaxweyne Ibrahim Traore.
Dowladda Milatarigu hoggaamiyo ee Burkina Faso ayaa ku dhawaaqday in lagu guulaystay fashilinta afgebi lala damacsanaa…
[Horseed Media] - 7/01/2026

