Madaxweyne Xasan oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood

[Jowhar - Somalia] - 16/01/2026
Jan 16(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Waqooyi (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Israel Dismisses Plans to Relocate Gazans to Somaliland
JERUSALEM (SD) – The Government of Israel has announced that its agreements with Somaliland do not include any (…)
[Somali Dispatch] - 9/01/2026
Ciidamo ka baxay Garowe oo lagu soo dhaweeyay Laascaanood
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa galabta duleedka bari ee magaalada (…)
[Puntland Post] - 14/01/2026
Suldaan Garaase oo lagu soo dhaweeyay Laascaanood
Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee (…)
[Puntland Post] - 15/01/2026
Iran oo heegan sare ku jirta, xiriirka diblumaasi u jartay Mareykanka
Xiriirkii u dhexeeyay Tehran iyo Washington ayaa hakad galay, xili ay ciidamada Iiraan heegan sare ku jiraan, kadib (…)
[Horseed Media] - 14/01/2026
Did President Hassan Sheikh Mohamud Abdicate His Constitutional Duty to Defend Somalia’s Sovereignty?
By Isha Qarsoon Israel’s recognition of Somaliland prompted an immediate response from the Federal Government of (…)
[WardheerNews] - 6/01/2026

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |