Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday saaka ku qaaday xerada Ciidanka ee Warshiikh
[Jowhar - Somalia] - 18/01/2026
Jan 18(Jowhar)-Dagaal culus oo Qaraxyo ku bilowday ayay Maleeshiyaadka kooxda Shabaab Saakay kula kalaheen Xerada Melletari ee Duleedka Warshiikh. Weerarka qaraxyada ah ka dib dagaal toos ah ayaa ka qarxay goobta iyadoo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda ay isku dayeen in ay gudaha u galaan Xerada. (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Baarlamaanka oo si aqlabiyqd leh u ansixiyay Axdiga Xakameynta Tubaakada
Jan 12(Jowhar)-Xidhibaanad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Axdiga (…)
[Jowhar] - 12/01/2026
Turkiga oo ku baxay xalinta xiisadda Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta
Jan 14(Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa maanta oo Arbaco ah booqasho rasmi ah ku (…)
[Jowhar] - 14/01/2026
Sutherland Taken Into Custody Over Alleged Driver Assault
A Midnight Collision on Sunset: When Celebrity and Everyday Life Cross Paths There is a particular light on Sunset (…)
[Jowhar] - 14/01/2026
The UAE and the AU Discuss issues with Iran and not Israel’s Recognition of Somaliland
ADDIS ABABA (SD) – The Ministry of Foreign Affairs of the United Arab Emirates (MoFA) and the African Union (AU) (…)
[Somali Dispatch] - 9/01/2026
Hindiya oo war ka soo saartay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Dowladda Hindiya ayaa ka hortimid go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyada oo taageertay (…)
[Puntland Post] - 10/01/2026

