Safiirka Midowga Yurub oo Garoowe u joogta la kulanka madaxweyne Deni

[Jowhar - Somalia] - 19/01/2026
Jan 19(Jowhar)-Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, oo ay weheliyaan diblumaasiyiin kale, ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe, halkaas oo ay kulamo rasmi ah kula yeelanayaan Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Madaxweyne Deni ayaa saacadaha soo socda ka soo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland oo soo bandhigtay maclumaadka maxaabiista Daacish ee lagu qabtay Cal-miskaad.
Dowladda Puntland ayaa Magaalada Boosaaso ku soo bandhigtay maxaabiistii Daacish ee lagu qabtay dagaaladii sanadkii (…)
[Horseed Media] - 18/01/2026
Sucuudiga oo ka faa’iidaysanaya hoos u dhaca xiriirka Somalia & Imaradka.
Boqortooyada Sucuudiga oo ka faa’iidaysanaysa hoos u dhaca xiriirka diblumaasiyadeed ee ka dhexeeya Somalia iyo (…)
[Horseed Media] - 11/01/2026
Hamas: Forming Committee Is Essential to Securing Gaza Truce
After the guns fall silent: Gaza’s fragile bet on technocrats There is a hush in Gaza that feels less like peace and (…)
[Jowhar] - 15/01/2026
Mareykanka oo sheegay in 3,000 oo qof ay ku qabteen howlgallka Minnesota
Jan 19(Jowhar)-Wasaarada Difaaca Maraykanka ayaa xaqiijisay in 3kun oo qof ay ku soo xidheen howlgallka ka socda (…)
[Jowhar] - 19/01/2026
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku wajahan Magaalada Laascaanood.
Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari ayaa waxaa weli ku qulqulaya wafuud kala duwan oo…
[Horseed Media] - 16/01/2026

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |