Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo dhaliilay safarrada dhuumashada ah ee Madaxweynaha Somaliland
[Jowhar - Somalia] - 21/01/2026
Jan 21(Jowhar)-Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Somaliya Abdiasis golfyare ayaa si wayn u weeraray Madaxda Somaliland. Wuxuu Sheegay in ay yihiin niman Safarada ay dalka Cambaaraysan ku aadayaan cabsi ay ka qabaan Shacabkooda kaga dhuumanaaya Warbaahinta una qarinaaya safarkooda. Wariyaasha (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland iyo Jubaland oo si isku-mid ah u diiday go’aanka DF ay ku laashay heshiisyadii Imaaraatka
Jan 13(Jowhar)-Maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa si isku-mid ah u diidday go’aanka Xukuumadda Soomaaliya ee ah in (…)
[Jowhar] - 13/01/2026
Puntland oo ka hadashay xaaladda abaareed ee kajirta deegaamadeeda.
Xukuumadda Puntland ayaa markale ku celisey in deegaamadeeda ay ku dhufatay abaar aad u baahsan oo…
[Horseed Media] - 19/01/2026
What Trump’s ‘Board of Peace’ Is and How It Will Operate
A Billion-Dollar Seat at the Table: Inside Trump’s “Board of Peace” and the Price of Peacekeeping Imagine being (…)
[Jowhar] - 21/01/2026
Israel orders families in southern Gaza to evacuate to safer areas
Morning leaflets, sudden departures: Life again upended in southern Gaza At dawn, the paper descended like a (…)
[Jowhar] - 21/01/2026
Madaxweynaha Somaliland oo fejignaan ka muujiyay aqoonsiga ay bixisay Israa’iil
Hargeysa (Wararka PP) — Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxman Cabdullaahi Maxamed (Cirro), oo maqaal ra’yi ah (…)
[Puntland Post] - 20/01/2026

