Golaha Mustaqbalka oo si rasmi ah you aqbalay gogoshii ay dowladda fidisay
[Jowhar - Somalia] - 24/01/2026
Jan 24(Jowhar)-Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin madaxweynayaasha maamulada Puntland, Jubaland iyo Madasha Samata-bixinta ee Muqdisho ka dhisan ayaa aqbalay gogosha ay fidisay dowladda ee dhaceysa bilowga bisha February, taasoo ka dhaceysa magaalada Muqdisho. Tillaabadan (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Bulshada rayidka ah ee Puntland oo beenisay war ka soo baxay dowladda Somalia.
Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa beenisay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda (…)
[Horseed Media] - 28/01/2026
Syria, Kurdish Forces Extend Ceasefire to Allow ISIS Detainee Transfer
A Fragile Pause in the Desert: Why Damascus and the Kurds Have Agreed to a 15-Day Truce Dust hangs in the air above (…)
[Jowhar] - 25/01/2026
Maxaa ka jira in maleeshiyaad la shaqeyneysa ciidanka Israel la geynayo Somaliland?
Jan 25(Jowhar)-Warbaahinta Israel ayaa tabisay in Somaliland ay aqbashay in lagu wareejiyo xubno ka tirsanaa (…)
[Jowhar] - 25/01/2026
Imaaraatka Carabta oo diiday in dalkiisa loo adeegsado duulaan ka dhan ah Iiraan
Jan 26(Jowhar)-Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay ineysan ogolaan doonin in hawadiisa, dhulkiisa ama biyihiisa loo (…)
[Jowhar] - 26/01/2026
A Second Meeting of the Federal Parliament of Somalia Ends in Chaos and Violence
MOGADISHU (SD) — A meeting held today by members of the two houses of the Federal Parliament of Somalia, intended to (…)
[Somali Dispatch] - 2/02/2026

