Dowladda Soomaaliya oo dib u celisag Agab iyo Raashin ay kala baxday bakhaarka WFP
[Jowhar - Somalia] - 27/01/2026
Jan 27(Jowhar)-l Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo soo celiyay agabkii iyo raashinkii laga qaatay kaydka raashinka Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ee ku yaalla gudaha dekedda magaalada Muqdisho. Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda ayaa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Shirkii wadatashiga Muqdisho oo dib u dhacay & Deni oo u safray Qardho.
Guddiga farsamada shirka Madaxda dowladda federalka ah ee Somalia iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo lafilayey inuu…
[Horseed Media] - 1er/02/2026
Bulshada rayidka ah ee Puntland oo beenisay war ka soo baxay dowladda Somalia.
Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa beenisay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda (…)
[Horseed Media] - 28/01/2026
Puntland oo sheegtay in duullaan lagu soo qaaday.
Puntland ayaa markale ku celisey in duulaan xooggan lagaga soo qaaday dalka iyo dibaddiisa, xilli ay…
[Horseed Media] - 26/01/2026
Schitt’s Creek star Catherine O’Hara passes away at 71
A Curtain Call for a Comic Icon: Remembering Catherine O’Hara There are actors whose faces and voices become part of (…)
[Jowhar] - 31/01/2026
Uganda oo ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya
Dowladda dalka Uganda ayaa shaacisay in ay si degdeg ah ciidamadeeda ugala baxayso dalka Soomaaliya oo ay nabad (…)
[Puntland Post] - 26/01/2026

