Dr. Maryan Qaadim oo loo doortay gudoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee xuquuqul insaanka
[Jowhar - Somalia] - 4/02/2026
Feb 04(Jowhar)-Dr. Maryan Qaasim ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday caasimadda Muqdisho. Dr. Maryan Qaasim waa dhakhtarad iyo siyaasi khibrad dheer u leh adeegga bulshada iyo maamulka dowladda. Waxay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Dhiggiisa dalka Masar
Feb 08 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweyn (…)
[Jowhar] - 8/02/2026
Dowladda Soomaaliya ma raaligelin ayay ka bixisay celinta diyaaradihii Garowe iyo Kismaayo?
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war u muuqda in ay raaligelin ka bixisay tallaabadii ay ku celisay (…)
[Puntland Post] - 3/02/2026
Muxuu yahay xilka loo doortay Dr. Maryan Qaasim?
Guddiga madaxabannaan ee xuquuqul insaanka qaranka Soomaaliya oo ka kooban sagaal xubnood ayaa maanta guddoomiye u (…)
[Puntland Post] - 4/02/2026
Farmaajo oo guri looga dhisay deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose
Deegaanka Ceeljaalle ee magaalada xeebeedka Marka, gobolka Shabeellaha Hoose waxaa laga hirgeliyay guri loo dhisay (…)
[Puntland Post] - 6/02/2026
Kulan ay markale yeesheen baarlamaanka federaalka oo ku soo dhammaaday buuq iyo gacan-qaad
Kulan ay maanta markale yeesheen xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la damacsanaa in (…)
[Puntland Post] - 2/02/2026

