Labada Gole oo soo gabagabeeyay ka doodista cutubka afaraad ee Dastuurka KMG ah

[Jowhar - Somalia] - 9/02/2026
Feb 09(Jowhar)-Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare Mudane Cali Shacbaan (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Egyptian, Somali leaders meet on Horn of Africa, Red Sea security
CAIRO (Xinhua) — Egyptian President Abdel-Fattah al-Sisi met here on Sunday with his Somali counterpart Hassan (…)
[WardheerNews] - 9/02/2026
Puntland oo sagootisey saraakiil katirsan Qaramada Midoobey.
Guddoomiyaha Degmada Garowe, Cabdulqaadir Axmed Geeddi ayaa hadhimo sharafeed sagootin ah u sameeyay laba mas’uul oo…
[Horseed Media] - 31/01/2026
Puntland oo madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeysay in uu fashilinayo shirka Muqdisho
Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay khatar gelisay saraakiil iyo ciidamo ka tirsan ilaalada (…)
[Puntland Post] - 1er/02/2026
Political Power by Whim: How President Hassan’s Erratic Decisions Are Pushing Somalia Toward Institutional Breakdown
By Abdiqani Haji Abdi Somalia, a nation that demands steady governance, now finds itself adrift amid impulse, (…)
[WardheerNews] - 3/02/2026
Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo aqbalay ka qaybgalka shirka Muqdisho.
Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa aqbalay dalab kaga yimid beesha caalamka oo ku aaddan ka…
[Horseed Media] - 6/02/2026

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |