Lafta-gareen oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

[Jowhar - Somalia] - 10/02/2026
Feb 10(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Ka Hortagga iyo Ilaalinta Ku-xadgudubka Jinsiga, waxaana (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Guddoonka golaha shacabka oo shaaciyey in laga doodey waxka beddelka dastuurka dalka.
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku (…)
[Horseed Media] - 7/02/2026
Dagaal ka socda Baydhabo iyo wasiir ku dhaawacmay
Dagaal ayaa ilaa shalay ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kaas oo u dhexeeya ciidamada maamulka (…)
[Puntland Post] - 5/02/2026
Aljeeriya oo Meesha ka Saartay Heshiiskii Duulimaadyada ee kala Dhexeeyay Imaaraadka Carabta
Feb 07(Jowhar)-Warbaahinta rasmiga ah ee dowladda Aljeeriya ayaa maanta oo Sabti ah baahisay in dalku uu bilaabay (…)
[Jowhar] - 7/02/2026
Members of the two Houses of the Parliament conclude proposed amendments of Chapter 4
Mogadishu, (SONNA) — Members of the Upper House and Lower House of the Federal Parliament of Somalia concluded (…)
[SONNA] - 9/02/2026
Irish national detained by ICE in US says he fears for his life
Taken at Dusk: One Irishman, a Van and a Journey 2,500 Miles From Home When the sun was low over Boston last (…)
[Jowhar] - 10/02/2026

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |