Ciidamadda ICE oo la xaqiijiyay in todobaad gudohiis ay ugaga baxayaan Minnesota

[Jowhar - Somalia] - 11/02/2026
Feb 11(Jowhar)-Tim Walz ayaa shaaciyay in ciidamada ICE ay ka bixi doona gobalka Minnesota sida ugu dhaqsaha badan. Gudoomiyaha ayaa xaqiijiyay in mudo hal todobaad gudihiisa uu rajaynayo in ciidamada oo dhan laga saaro gobalka. Mr Walz ayaa hadalkan sheegay kadib kulamo uu la qaatay madaxa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Dhiggiisa dalka Masar
Feb 08 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweyn (…)
[Jowhar] - 8/02/2026
Amiirka Qatar oo ka dagay Imaaraatka Carabta, kulamana la leh madaxda dalkaasi
Feb 14(Jowhar)-Amiirka dalka Qatar, Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa maanta gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka (…)
[Jowhar] - 14/02/2026
Shirkii Muqdisho oo markale baaqday iyo MW Xasan oo ku wajahan Itoobiya.
Shirkii loo madlanaa ee golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo madaxtooyada Somalia ayaa markale dib u dhacay, xilli…
[Horseed Media] - 12/02/2026
Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la doonayay in looga (…)
[Puntland Post] - 7/02/2026
Lafta-gareen oo hanjabaad u diray siyaasiyiin & qaar kamid ah beelaha KGS.
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa si adag uga hadlay (…)
[Horseed Media] - 7/02/2026

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |