Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Ingiriiska

[Jowhar - Somalia] - 12/02/2026
Feb 12(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika Marwo Jenny Chapman. Madaxweynaha ayaa wafdiga la wadaagay guulaha (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Farmaajo oo guri looga dhisay deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose
Deegaanka Ceeljaalle ee magaalada xeebeedka Marka, gobolka Shabeellaha Hoose waxaa laga hirgeliyay guri loo dhisay (…)
[Puntland Post] - 6/02/2026
Madaxweyne Deni oo la kulmay mas’uuliyiinta Puntland ee Gobolka Mudug.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya deegaamo katirsan gobolka Mudug ayaa (…)
[Horseed Media] - 7/02/2026
Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la doonayay in looga (…)
[Puntland Post] - 7/02/2026
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka oo maanta ka dooday Cutubka 5aad ee Dastuurka dalka
Feb 10(Jowhar)-Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan (…)
[Jowhar] - 10/02/2026
Minister of Transport Inspects Crash Site at Aden Adde Airport, Confirms Launch of Official Investigation
MOGADISHU (SONNA) — The Minister of Transport and Civil Aviation of the Federal Government of Somalia, H.E. Mohamed (…)
[SONNA] - 10/02/2026

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |