Inqilaabkii Guinea iyo ECOWAS oo cunaqabateyn ku hanjabtay!

[Horseed Media - Somalia] - 6/09/2021
Ciidamada gaarka ah ee militariga dalka Guinea oo Axaddii shalay inqilaab xilka uga tuuray Madaxweynihii dalkaasi Alpha Conde ayaa sheegay inay dhisi doonaan dowlad loo dhan yahay. Qeybo kamid ah dalka Guinea ayaa shalay iyo xalay looga debaaldagay tilaabada ay ku dhaqaaqeen ciidamada iyadoo (...)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read the rest of the news
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


        e-mail

In Somalia newspapers

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Somaliland oo lagu dilay Laascaanood
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay sarkaal ka tirsan Ciidamada (...)
[Puntland Post] - 22/10/2021
Isfaham laga gaaray shaqaaqo dhawaan ka dhacday deegaanka Gobadley ee gobolka Banaadir
Waxaa is faham hordhac ah laga gaaray shaqaaqo maalmo ka hor ka dhacday deegaanka Gubadley ee degmada Kaaraan, (...)
[Jowhar] - 19/10/2021
Somali drama wins Pan-African film festival grand prize
OUAGADOUGOU (Reuters) – Somalia’s entry “The Gravedigger’s Wife” by Finish-Somali writer-director Khadar Ayderus Ahmed (...)
[WardheerNews] - 24/10/2021

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |