Booliska Jarmalka oo u xirey wiil 15 jir ah weerar loo adeegsaday Mindi oo lagu diley 3 ruux
[Jowhar - Somalia] - 24/08/2024
Aug 24(Jowhar)- Booliska dalka Jarmalka ayaa u xiray wiil 15 jir ah weerar mindi loo adeegsaday oo lagu dilay 3 ruux oo ka dhacay magaalada Solingen ee galbeedka dalka Jarmalka. Wiilkan ayaan ahayn qofka lagu tuhunsan yahay inuu weerarka ka dambeeyay kaasi oo baxsaday,hase yeeshee waxaa lagu (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo balanqaad u samaysay carruurta ku agoomooba difaaca dalka.
Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska xukuumadda Puntland ayaa balan qaad u samaysay agoomaha ay ka geeriyoodeen…
[Horseed Media] - 22/02/2025
Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland
Laascanood (Faallo) — Dhowaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil wuxuu sheegay in wadahadallo uu abaabulay Madaxweynaha (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Austria: 1 qof ayaa ku dhintay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar mindi loo adeegsaday
Wiil 14 jir ah ayaa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay koonfurta dalka Austria. Shan qof oo kale (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Sudan: Boqolaal qof oo lagu dilay weerar RSF
Qaar badan ayaa lagu dilay markii ciidamada RSF ay weerar ku qaadeen tuulooyin ka tirsan gobolka Niil Cad. Gobolkaas (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025