Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay xiisada ka taagan Ceerigaabo

[Jowhar - Somalia] - 28/08/2024
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay xiisad colaadeed oo ka taagan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Xiisadan ayaa la xiriirta dilal ka dhacay magaalada Ceerigaabo iyo deegano hoos yimaada,kuwaasoo salka ku haya aano qabiil iyo lahaansho (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐞𝐝𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa ansixiyey (…)
[Horseed Media] - 23/02/2025
U.S. Embassy in Mogadishu condemns ISIS attack on Puntland Defense Forces
MOGADISHU (SD) – The U.S. government issued a brief statement strongly condemning last Tuesday’s ISIS attack on (…)
[Somali Dispatch] - 17/02/2025
Australia: 157 hombobaro kusoo caariday xeebta jasiirada Tasmania
Homboro (Dolphins) waxaa laga helay xeeb go'doonsan oo ku taal waqooyi-galbeed Tasmania. Ilaa 136 ayaa nool, laakiin (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Puntland oo amartay qabashada lacagta $50.
Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka dhacay kulan lagu dhaqan gelinayo go’aanka Bankiga dowladda Puntland…
[Horseed Media] - 19/02/2025
Ciidamada Puntland oo dalbaday in laga ururiyo meydadka Daacish oo goob kasta daadsan
Saraakiisha Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka Calmiskaad ayaa ka dalbaday hay’adaha dowladda (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |