Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo weerar culus ku qaaday qaar kamid ah madaxda DFS
[Jowhar - Somalia] - 30/08/2024
Aug 30(Jowhar)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiinta Soomaaliya “qaar” hadallo cadawtinimo ah iyadoo ay sii xumaanayso xiisadda u dhexeysa labada dal ee deriska ah. Hadalka Taye Atskeselassie ayaa ku soo beegmay maalmo ka dib markii xukuumadda Addis Ababa ay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Ciidamada Puntland oo saaka jiho horleh ka bilaabay hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada Daacish
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa saaka aroornimadii hore ee saaka (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Odinga’s AU Chairmanship Bid Ends in Defeat
Addis Ababa (PP News Desk) — The candidacy of Raila Odinga for the African Union Chairmanship ended today after (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Xildhibaano katirsan barlamaanka Somalia 0o dawooyin gaarsiiyey Puntland.
Xildhibaano katirsan labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa deeq daawo ah gaarsiiyey…
[Horseed Media] - 21/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo saaka Argagixisada Daacish ka saaray difaacii ugu adkaa ee Curaar
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan qaaday ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay saldhigii (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Puntland oo dib u bilowday dhismaha laamiga xiriiriya Bari & Sanaag.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax…
[Horseed Media] - 19/02/2025