Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo hadalo kul kulul hawada isu mariyay

[Jowhar - Somalia] - 31/08/2024
Aug 31(Jowhar)-Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia oo ay kala saxioxdeen bishii January ee sanadan. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo kula hadlayay Muqdishu ciidamo ka (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Wasiirk Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ku guuleystay Guddoomiyaha Midowga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Canada: Shil diyaaradeed oo ay ku dhaawacmeen 18 qof
Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay Toronto, iyadoo 80-ka qof ee rakaabka ahaa ay si dirqi ah uga badbaadeen masiibada.
[Horseed Media] - 18/02/2025
Trump oo Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ku tilmaamay kaligii taliye!
Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Ukraine ayaa midba midka kale weeraray Volodymyr Zelenskyy oo sheegay in Donald (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Fariisimo Daacish ku lahayd Dhasaan oo duqayn lala beegsaday.
War qoraal ah oo ka soo baxay hawlgalka ciribtirka argagixisada Puntland ee ka socda buuraleeyda Cal-miskaad…
[Horseed Media] - 16/02/2025
Madaxweyne Deni oo qaabiley wefdi ka socday Galmudug oo garab istaag u muujiyay ciidamada Puntland
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabiley wefdiga ka socday Galmudug, (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |