Israel oo heshay meydadka lix kamid ah maxaabiistii ay heysatay Xamaas
[Jowhar - Somalia] - 1er/09/2024
Sep 01 (Jowhar) Israa’iil ayaa sheegtay in ciidamadeedu heleen maydadka lix la hayste oo gacanta ugu jiray ururka Xamaas Marinka Qasa. War ka soo baxay ciidamada difaaca Israa’iil ayaa lagu sheegay in maydadka lixda qof laga helay maalinimadii Sabtida ee shalay, dhuun marta dhulka hoos tiisa, (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Galmudug.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay wafdiga ka socday Dowladda (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Puntland iyo UNHCR oo ka wada hadlay qulqulka ajaanibta Itoobiyaanka.
Mas’uuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa qaabilay wefdi uu hogaaminayey ku xigeenka Madaxa hay’adda (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo saaka Argagixisada Daacish ka saaray difaacii ugu adkaa ee Curaar
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan qaaday ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay saldhigii (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Aasaaskii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo laga xusay Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025