Ra’iisul wasaare Xamze oo beri ku wajahan Baydhabo si uu u xaliyo tabashada K/Galbeed
[Jowhar - Somalia] - 10/09/2024
Sep 10 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamze Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalinta berri ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Safarka Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamze ayaa la xiriira si uu u qaboojiyo xiisadda siyaasadeed ee ka (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo amartay qabashada lacagta $50.
Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka dhacay kulan lagu dhaqan gelinayo go’aanka Bankiga dowladda Puntland…
[Horseed Media] - 19/02/2025
Trump oo Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ku tilmaamay kaligii taliye!
Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Ukraine ayaa midba midka kale weeraray Volodymyr Zelenskyy oo sheegay in Donald (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Dowladda Maraykanka oo Ugu Baaqday Ruwaanda Inay Dhowrto Qarannimada Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay cunnoqabatayn ku soo rogayso shaqsiyaadka ka tirsan jabhadda M23. Farriin ka (…)
[Puntland Post] - 21/02/2025
Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeelanaya iskaashi lagu xoojinayo amaanka
Taliyaasha ciidanka Qaranka ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah soo (…)
[Horseed Media] - 23/02/2025