Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney u diyaar garowday dagaal ay la gasho Itoobiya

[Jowhar - Somalia] - 12/09/2024
Sep 12 (Jowhar) Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in haddii ay Itoobiya ay ku sii socoto dhaqangalinta Is afgaradkii Muuse Biixi ay ka dhigan tahay, dagaal iclaamin cad oo ay Soomaaliyana ka jawaabayso, iskana difaacayso xadgudubka madax banaanideeda ee Itoobiyaanka isku dayayaan. (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland oo ka digtey in colaadaha miyiga loo soo raro Gaalkacyo.
Xukuumadda Puntland ayaa uga digtey beelaha ood-wadaagga ah ee dirirtu ku dhexmarayso Galbeedka gobolka Mudug in…
[Horseed Media] - 20/02/2025
Ciidamada Puntland oo saaka jiho horleh ka bilaabay hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada Daacish
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa saaka aroornimadii hore ee saaka (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Sudan: Boqolaal qof oo lagu dilay weerar RSF
Qaar badan ayaa lagu dilay markii ciidamada RSF ay weerar ku qaadeen tuulooyin ka tirsan gobolka Niil Cad. Gobolkaas (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo saaka Argagixisada Daacish ka saaray difaacii ugu adkaa ee Curaar
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan qaaday ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay saldhigii (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Somali officials: US airstrike against Islamic State kills 16 militants
WASHINGTON — U.S. airstrikes killed 16 militants affiliated with the Islamic State terrorist group in northern (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |