Dowlada Soomaaliya oo ku biirtey Hay’adda Caalamiga ah ee Niyukliyerka

[Jowhar - Somalia] - 17/09/2024
Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay shirkii guud ee 68aad ee Hey’adda oo todobaadkan ka dhacay magaalada Vienna ee dalka Austria. Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta ee Xukuumadda (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Trump oo Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ku tilmaamay kaligii taliye!
Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Ukraine ayaa midba midka kale weeraray Volodymyr Zelenskyy oo sheegay in Donald (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Ciidamada Puntland oo raadadkii duqaymaha ugu tegey Curaar oo ay maanta qabsadeen.
Ciidamada difaaca dowladda Puntland ee dagaalka kula jira kooxda Daacish ayaa la wareegey fariisimo muhiim ah…
[Horseed Media] - 23/02/2025
Madaxweyne Deni oo gebi ahaanba Puntland ka mamnuucay Ajaanibta Sharci la’aanta ah
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku soo saaray in la joojiyey (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025
Sudan: Boqolaal qof oo lagu dilay weerar RSF
Qaar badan ayaa lagu dilay markii ciidamada RSF ay weerar ku qaadeen tuulooyin ka tirsan gobolka Niil Cad. Gobolkaas (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Somalia’s Electoral Commission will investigate the obstruction of political organizations’ meetings
MOGADISHU (SD) – The National Independent Electoral Commission reported receiving complaints from some political (…)
[Somali Dispatch] - 14/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |