Dowlada UK oo ugu deeqday $6.6 milyan ciidamada Soomaaliya
[Jowhar - Somalia] - 23/09/2024
Sep 23( Jowhar)- Dowlada UK ayaa ugu deeqday lacag dhan £5 milyan oo u dhiganta ($6.6 milyan) ciidamada qaranka Soomaaliya iyadoo loo sii marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS). UNSOS ayaa maanta sheegtay in gargaarku uu yahay taageero muhiim ah,gargaarkana uu ka (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Saddex nin oo Israa’iili ah oo la haystay oo la sii daayay iyadoo lagu beddelay 369 maxaabiis falastiiniyiin ah
Saddex nin oo Israa’iiliyiin ah ayaa la sii daayay subaxnimadii hore ee Sabtidii, taasoo qayb ka ahayd heshiiskii (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Himilo Qaran Accuses the Somali Government of Tax Mismanagement
Mogadishu (PP News Desk) — Himilo Qaran, a political party led by former Somali President Sharif Sheikh Ahmed, today (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Puntland oo mamnoocday ka ganacsiga xaabada.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka Cimilada dowladda Puntland ayaa si rasmi ah…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Puntland oo si adag uga digtay in colaad beeleedda miyiga gobolka Mudug loo soo raro Gaalkacyo
Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo soo gelin ama loo soo (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Wersheddii qaraxyada Daacishta Cal-miskaad oo duqayn lala beegsaday.
Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay duqaymo fiidnimadii xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab ee Buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025