Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay hoggaanka Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Dowladda Hoose ee Xamar
[Horseed Media - Somalia] - 2/01/2025
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan gaar ah maanta la qaatay hoggaanka Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Dowladda Hoose ee Xamar kaas oo la xiriiray islaxisaabtan shaqo iyo dardaaran ku aadan fulinta howlaha loo igmaday.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay mashaariicda horumarinta.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay Safiirka Dowladda (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Ciidamada Puntland oo raadadkii duqaymaha ugu tegey Curaar oo ay maanta qabsadeen.
Ciidamada difaaca dowladda Puntland ee dagaalka kula jira kooxda Daacish ayaa la wareegey fariisimo muhiim ah…
[Horseed Media] - 23/02/2025
Israa’iil oo balan ka bax ku samaysay Xamaas.
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maamulka Yuhuudda Benjamin Netanyahu ayaa shaaciyey sii deynta maxaabiista (…)
[Horseed Media] - 23/02/2025
Wersheddii qaraxyada Daacishta Cal-miskaad oo duqayn lala beegsaday.
Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay duqaymo fiidnimadii xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab ee Buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Ciidamada Ammaanka Puntland oo hawlgal ay ka sameeyeen Boosaaso ku qabtay xubno horay loo raadinayay
Ciidamada Ammaanka Puntland oo xalay hawlgal ka sameeyay magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay 7 qof, oo ay ku (…)
[Puntland Post] - 14/02/2025