Ra’iisul Wasaaraha Qatar oo gaaray Dimishiq si uu ula kulmo Axmed Al-Sharaa

[Horseed Media - Somalia] - 16/01/2025
Ra’iisul Wasaaraha Qatar Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Dimishiq ee caasimadda dalka Suuriya, si uu ula kulmo Taliyaha guud ee maamulka cusub ee Suuriya Axmed Al-Sharaa.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland oo qabatay xubno Daacish u qaabilsanaa ururinta lacagaha & dhigista miinooyinka.
Laamaha ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno sar sare oo kooxda Daacish u qaabilsanaa dhigidda…
[Horseed Media] - 18/02/2025
Puntland oo goobaha cibaadada ka wacyigelinaysa bulshada.
Wasiirka Warfaafinta Puntland 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Puntland iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay mashaariicda horumarinta.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay Safiirka Dowladda (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Austria: 1 qof ayaa ku dhintay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar mindi loo adeegsaday
Wiil 14 jir ah ayaa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay koonfurta dalka Austria. Shan qof oo kale (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta kooxda Daacish ka saaray degaannada Qurac iyo Damdamle
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gebi ahaanba Argagixisada (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |